Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Bannaanbax ballaaran oo ay ka so qeyb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Sooomaliyeed ee ku nool degmadda Balad-Xaawo ee gobolka Gedo, der taagerayay heshiiskii shalay ka dhacay degmada Mandheere ee ku saabsanaa joojinta hhismaha darbiga ay Kenya ka wado xadka labada degmo oo ay ku heshiiyeen masuuliyiin ka kala socotay Jubaland iyo gobolka waqooyi bari, ayaa maanta ka dhacay qeybo ka mid ah golobka Gedo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dadweynaha Gobolka Gedo oo taageeray heshiiska Soomaaliya iyo Kenya ee joojinta dhismaha darbiga xadka.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad iyo dhiggiisa Kenya Monica Juma ayaa ka wada hadlay xiriirka is-kaashi ee ladaba dal iyo xaaladda xuduudda labada waddan ee Mandheere iyo Beled Xaawo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta xuduudda labada Waddan.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Gobolka Gedo Ayaa Ka Haddah Wada Xaajout Ku Saabsan Muran Ka Dhashay Derbiga AY Dowladda Kenia Ka Dhisayso Inta u Dhexeysa Magaalooyinka Balad Xaawo iyo Mandheera Kenia. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madax ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xiisada Beled-Xaawo.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss

Golaha Amaanka ee QM ayaa Talaadadii shalay meel mariayay Qaraar waqtiga loogu kordhiyaya Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la gaarsiiyay illaa 31-ka Maarso 2019. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Amaanka oo waqti kordhin u sameeyay xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ist ein toller Tag in Maanta Oo Taarikhdu Tahay 28 bis Maarso Ka Dhaco Magaalada Baydhabo Ayaa Baaqday, Waxaana la Leeyahay Baaqashada Shirka Waxaa Qeyb Ka ah Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhax Taagan Hay’addaha Dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee ka dhici lahaa Beydhabo oo baaqday.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa warbaahinta u sheegay in maanta lagu guuleystay in magaalada Muqdisho la keeno shaqaalihii ka howlgali jiray xarunta laga maamulo hawadda Soomaaliya ee magaalada Noirobi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Howlwadeenada hawada Soomaaliya ka maamuli jiray Nairobi oo maanta la keenay magaalada Muqdisho.
You must be logged in to post a comment.