Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Sanatar ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely und seine Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka.

Madaxweynaha iyo Sanatarka ayaa ka wadahadlay arimaha biniadannimada ammaanka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

Sanatar Jeff Merkely Ayaa Madaxweyne Farmacajo und Muujiyay Sida Uu Ugu Faraxasan Yahay in Soomaaliya Markale AY Dowladnimadeedii Soo Noqoto, isagoona ku Boggaadiyy Dowladda Soomaaliya Gaar Ahaan Madaxweynaha Dadaalka Badan Ay Ku Bixinayo Sidii Loo Soo Celin Lahaa Ammaanka Guud Ee Dalka.

Jeff Merkel waxa kale oo uu Dowladda ku ammaanay hufnaanta dhaqaalaha isaga oo tusaeale usoo qaatay warbixinta hey’adda lacagta aduunka iyo banka ay ka qoreen hanaanka maiyiyadeed ee dalka, waxa uuna sheegay in ay tahay wachs lawin farxo dadaalka ay dowladdu muujisay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya laag garar saiyo dagaalka ay kula jirto argagixisada Alshabaab, taas oo furo und ah horumarka iyo xasilloonida dalka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: