Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Muritaaniya u fadhin doono Soomaaliya.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waraqaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Jamhuuriyadda Muritaaniya ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Wadaadi Walad Sayid. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Sanatar ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely und seine Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay saraakiiisha dhalinyarada ah ee ku jira ciidamada Militariga.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga Kula kulmay Saraakiisha dhalinyarada ee loo magacaabay hoggaanada ciidanka militariga. Continue reading

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Shir guddoominayey Kulan looga hadlayay ansixinta tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada.

Mahdi.jpg7Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay ansixinta tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada iyo xarunta gar-gaarka deg-dega ah, shirka ayaa daba socday kulan ay yeesheen gudiga farsamada. Continue reading

Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya oo bulshada ku dhaqan G/Sh Hoose ku booriyey in si nabad ah uga wada noolaadaan deegaanka.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C / llaahi ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool magaalada Marka iyo Guud ahaan Gobolka Shabeellaha Hoose in ay adkeeyaan Heshiiska laga gaaray coladaii mudada badan soo jiidameysay ee ka taagneed magalaada Marka una dhaxeysay Labo beel oo walaalo ah oo wada dega Gobolkaasi. Continue reading

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya

Safiirka ImaaraatWasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya SE Herr Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi Ayaa Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Safirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya SE Herr Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. Continue reading

%d bloggers like this: