Advertisements

Xildhibaanno ku eedeeyay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka in uusan dhaxdhaxaad ka aheyn Mooshinka la keenay Guddoomiye Jawaari.

XildhibaannoGuddi Xildhibaanno und Oahu shiray xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdishooo der Baxay Guddiga baallamaanka ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwalla Ibraahim Muudeey in der Ruhe Xildhibaanada Mooshinka keenay Guddoumiye Jawaari.

Xildhibaannada oo tirodooda lagu sheegay 100 xild hibaan ayaa waxaa shir guddoominayay Xildhibaanamaxamed Cumar Carte Qaibib, waxaana und kulankooda ka soo saaren baaq.

Waxaa ay ku baaqen in la helo Guddoon dhex dhexaad ah, isla markaana Guddoomiye C / wali Muudey aanu dhex dhexaad aheyn, isla markaana aanu keligiis goaaamin karin Kulanka Golaha Shacabka.

Xildhibaannada ayaa soo jeediyay in der Nähe von qabto shirka guddiga jooktada, islamahaana Guddiga xalinta khilaafaadka Aqalka sare ay goobjoog ka noqdeen.

Sidoo kale waxaa ay soo dhaweeyen baaqii ka soo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka und Xiriira arrinta xal u helida Mooshinka.

Xildhibaanadu waxay-ugu baaqeen Xukuumadda in ay Faraha kala baxdo arrimaha baarlamaanka, isla-markaanna arrimaha amniga iyo-xaalada ka taagan degmada Beled-xaawo wax ka qabato.

SomaliSwiss      Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: