
Doorashada seddexda maalmood ee Masar, ayaa und wien loogu arkaa Guusha Sisi, madaama und tartamayo Mitte ka Mitte ah taageerayaashisa, Mousa Mustafa Mousa, oo ah siyaasi aan Wachs baan laga aqqoon oo taageeri jiray madaxweyne Siisi, abaabuli jirayna dhacdooyinka und loa caawiyo magacaabista taliyihii hore Ee Millatariga.
Labo musharrax oo kale oo la tartami lahaa Madaxweyne Sisi ayaa isaga haray tartanka, halka mid saddexaad oo ahaa hoggaamiye hore oo militari la xiray, laguna eedeeyay in uu xilka madaxweynenimo u tartamayay asagoon haysan wax fasax ah.
Saaçado ka hor inta aanan la furin goobaha kabeljau bixinta saraakisha Masar waxa und sheeegeen in ciidamadodu ay dileen lax minutiudiin ah kuwaas oo ka dambabyey qarax bambaano oo sabtidii lagu qaaday Magaalada Alexandria waxayna shegeen in ay ku bartilmaameedsanayeen Masuul ka tirsan laaamaha ammaanka.
Saraakiisha Ciidamada Militariga Ayaa Sheegay in Doorashada Masar AY Tebinayaan Warbaahinta Gudaha Iyo Kuwa Caalamiga, Waxaana und Aad Ah Lou Adkeeyay Amaanka Guud Ahaan Dalkaasi Gaar Ahaan Goobaha Kodbixinta AY Ka Socoto.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.