Ra’iisal-wasaare xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohammed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar).
R / Wasaare xigeenka dalka, Wasiiro, Gudoamiyaha gobolka Banaadir, Taliyaha Ciidamadda Aslubta iyo Madax kale ayaa ka qayb gashay Munaasibadaasi.
R / W xigeenka oo halkaasi ka hadday ayaa sheegay in der siyaasadda taageerida iyo taakulaynta Caruuuta Agounta ah ee Soomaaliyeed Dawladda ku hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Md Mohamed Abdullahi Farmaajo.
“Farayad weyayayah tahay inaynu maâna markale daahfurayno Xarumihii Daryeelka Agounta iyo Saboolka, waxay tani tusaale und tahay horumarka dhinaca nabadda aynu ka gadhnay iyo inaynu und fikirayno in caruurteena aounta ahi helaan daryeel ku filan.
“Waxaynu ku shaqaynaynaa siyaasadda uu inagu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo ah in loo gurmado dadweynaha Sooomaaliyed ee ku tabaalaysan guud ahaan caalamka lana taakuleeeyo oo la taageero bulshaweynta Soomaliyeed ee gudahu ku tabaalaysan.” Ayuu yiri R / W xigeenka Soomaaliya Md Mahdi.
R / w Xigeenka Ayaa Sheegay in Dawladdu ka Jawaabayso Kodsiga Taliyaha Asluubtu Ku Shegay in Taageero Lagu Siiyo Daryeelka Caruurta Agounta ah ee Soomaaliyeed Wuxunna Yiri; “Xukuumaddu waxay aqbashay dhawaaqii Taliyaha Aslubta ee ahaa in der taageero agoonta lagana qayb qaato daryeelkooda, waxaynuna ka wada shaqayn doonnaa in der miisaaniyad iyo kharash loo qoondeeyo.”
R / Xigeenka Dalka Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Ku Dhawaaqay in Mushaharkiisi Bishan Maarso Uu Shaqsiya Ku Taageerayo Caruurta Agounta ah ee Soomaaliyeed.
“Shaqsiyan ka R / W xigeen ahaan waxaan bishan Maarso Mushaharkaygii ugu deeqay Caruurta agounta ah ee Soomaaliyeed, si aynu isugu dhiirigelino daryeelka caruurta Agoonta ah.” Ayuu yiri R / W Xigeenka Soomaaliya Mahdi Mohamed Gulleid.
  SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.