Xaaladda Magaalada Balad Xaawo Ayaa Maanta Degan Sida AY Xaqiijiyeen Vater Goobjoogayaal Ku Ah Gudaha Magaalada Oo Maalmihii Danbeysay Ay Ka Soccente Kocdoon Shacab Oo Lagaga Soo Horjeeday Darbiga Dowladda Kenia Ka Dhisayso Xadka Labada Dal.
Guddoomiyeha Gobolka Gedo Maxamed Maxamud Maxamed Hadday Saxaafadda Ayaa Sheegay in Madaxweyne Farmaajo Uu la Xiriiray Dhiggiisa Dalka Kenia Uhuuro Kenyata, Iyagoona und Gaara Ah und Goreeeyey Xaaladda ka taagan Magaalada Balad Xaawo.
Guddoomiyaha Ayaa Xaqiijiyey in Labada Madaxweyne Ai Isku Afgarte Shirk Heer Sare Ah Oo Ku Saabsan Arinkkan, Lana Qaban Doono Maalinimada Barri Ee Talaadada Ah, Iyadoona Madaxweyne Farmaajo Uu Arrinkan Guddi u xil Saaray.
“Waxaan xaqiijineynaa in Shirka la isugu imaan doono 27ka bisha, ka horna la joojiyei dhismihii darbiga. Waxaan rajeynaynaa in xal waara aan ka gaarno arinkkan saameynta badan ku yeeshay nolasha bulshada magaalooyinka Balad Xaawo iyo Mandera. “Ayuu yiri Gudoamiyaha Gobolka Gedo.
Gadddoiye Maxamed Ayaa Ku Bogaadiy Bulshada Balad Xaawo Sida und Garab Isaageen Dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya Ee Ku Aaddan Xal und Helista Khilaafka ka Taagan Xadka Soomaaliya Iyo Kenia.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.