Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane C / raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) Ayaa si wadajir ah xariga UGA Dscharay xarun cusub oo uu yeelanayo Guddiga madaxa bannaa ee doorashooyinka Qaranka.
Sidoo kale waxaa munaasabada xariga jarka goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNOPS oo hirgelineysay mashruuca dhismaha xaruntaan.
Muhiimada Dhismaha Xaruntaan Ayaa Waxay Tahay Sidii Loogu Adeegi Lahaa Shacabka Sooomaaliyeed Iyo in Guddiga Uu Helo Xarun Ai Si Ramsi Ah Ugu Shaqeeyaan, Maadaama Ay Sie Jaalaan Howlo Badan, Taasi Oo Ah in Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof Iyo Kabeljau ah Sanadka 2020-ka.
Madaxa Mashruuca Hay’adda UNOPS fulineysay dhismaha ayaa Sheegay in tani ay qeyb ka tahay horumarka ay ku talaabsanayan Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada Jamhuuriga Maxamed Nuur ayaa ku bogaadiyay Guddiga shaqada ay hayaan loogana bahah yahay in ay horey usocdaan.
Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo iyadane ka hadashay munaasabada xarig jarka ayaa uga mahad celisay Dowladda Soomaaliyeed oo Dhulka siisay sidoo kale sheegtay in einem fududeyn donta howlaha loo ikmaday.
„ Runtii marka doorasho la qabanayo waxaa loo baahan yahay Goob lagu shaqeeyo maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adda UNOPS waxaana UGA mahad celineynaa dhismaha xaruntaan oo muhiim u ah howlaha adag ee horyaala Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka, waxaana aamisanahay in haddii ay dhacdo doorasho xor Ach in Shacabka Sooyaaliyed Ay Dooran Doonaan Mudanaha Ayaminsan Yihiin “, Ayay Tiri Xaliimo Yareey.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdiso C / Raxmaan Cumar Cismaan (Erzähler Yariisoow) Ayaa Xusay in Si ay Doorasho Uga Dhacdo Dalka Loo Baahan Yahay in Guddiga Uu Helo Meel Ku Haboon Si Ay Sie Qabtaan Shaqo Hufnaan Leh.
” Dowladda Federaalka iyo Hay’adaha calaamka waxaa laga Rabaa und doorasho hal qof iyo chu ducado tun, kow waxaa lagu tijabinayaa Sida Guddiga doorashoyinka xaruntoodii loogu heli lahaa xarun u qalanta loogu dhisi lahaa si Hay’adda ay u noqoto Hay’ad jirta, runtii Guddiga waxaa ugu mahad celineynaa dadaalkooda iyo mudadii Guddiga uu soo jiray ee darufahaha adag ku shaqeyneyee iyo sidaad und shaqeyseen sidaad u diyaariseen barnaamijkii doorashooyinka hadana aad ku jirtaan nuuca doorasho ee Soomaaliya qaadan lahayd daaraasadeda, “Ayuu yiri Guddoumiyaha Gobolka Banaadir.
Guddiga madaxa bannaa ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya ayaa hada ku shaqeeya xarumo ku meel gaar ah, hase yeeshee xaruntaan ayaa waxs badan ka bedeli donto markii ay dhamaato hismaheeda shaqada adag uu guddiga und haayo shacabka Soomaaliyeed.
  SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.