Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane C / raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) Ayaa si wadajir ah xariga UGA Dscharay xarun cusub oo uu yeelanayo Guddiga madaxa bannaa ee doorashooyinka Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha G/Banaadir oo maanta xariga ka jaray Xarun cusub oo loo dhisay Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisal-wasaare xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohammed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar). Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo manta lagu qabtay Sanadguuradii 48 aad ee ka soo wareegtay Aasaaskii xarumaha Daryeelka Agoonta.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Warssaxaafadeed Looga Hadlayey Arinta Degmada Balad Xaawo oo Kasoo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya,islamarkaana nuqul ka mid ah uu soo gaaray Warbaahinta Qaranka ayaa u qornaa sidaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay arrinta Balad-Xaawo.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Shirkan oo ah shir bishii mar ay issaga xog waraystaan ​​dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka horumarada iyo cqabadaha dadaallada adeegyada muhiim ka u ah nolosha lagu gaarsiinayo deegannada laga xureeyay maleeshiyada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka xasilinta dalka Soomaaliya oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Guddi Xildhibaanno und Oahu shiray xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdishooo der Baxay Guddiga baallamaanka ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwalla Ibraahim Muudeey in der Ruhe Xildhibaanada Mooshinka keenay Guddoumiye Jawaari. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanno ku eedeeyay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka in uusan dhaxdhaxaad ka aheyn Mooshinka la keenay Guddoomiye Jawaari.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Xaaladda Magaalada Balad Xaawo Ayaa Maanta Degan Sida AY Xaqiijiyeen Vater Goobjoogayaal Ku Ah Gudaha Magaalada Oo Maalmihii Danbeysay Ay Ka Soccente Kocdoon Shacab Oo Lagaga Soo Horjeeday Darbiga Dowladda Kenia Ka Dhisayso Xadka Labada Dal. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Kenya oo ka wadahadlay kacdoon shacab Balad-xaawo.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Waxaa isha lagu wada hayaa doorashada madaxweyninimo ee manta looga daerearay dalka Masar, waxayna Shacabka Masar kala dooranayan Madaxweyne Abdel Fatah al-Sisi iyohhal musharax oo la tartamaya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shacabka dalka Masar oo maanta u dareeray Doorashada Madaxweyninimo ee dalkaas.
You must be logged in to post a comment.