Warbixin ka soo Baxay qaraxii galabta ka dhacay Isgoyska Sayidka magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in Ugu Yaraan Shan Ruux oo ay ka Mid ahaayen Askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo qof ismiidaamiye ah ayaa ku dhintay Qaraxaas.
Goob Jooge Ayaa Sheegay in Qaraxan Uu Dhacay Xili Ciidamada Ku Sugna Isgoyska ku Howlaanaayen Baaritaanka Gadiidka Waddadaasi Isticmaala, Waxaana la Sheegay in Askariga Dinta uu Waqtiga Ku Guda-jiray Baarista Gadiid uu Ka Mitte Ahaa Gaariga ist qarxiyay.
Toddobaadkii hore ayeey ahayd markii qarax ka dhacay agagaarka Hoteelka Weheliye ay ku nafaayeen Vater ka badan 17 qof.
Qaraxan galbta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu soo beagay isla maanta markiu Qaraxa kale ka dhacay dulleedka Muqdisho kaddib markii gaari ay daba joogeen ciidamada Booliiska uu ku qarxay meel aan ka fogeyn degmada Kaxda.
Ciidamada dowladda ayaa heegan buuxa ku jira, waxana lagu arkayaa dhamaan isgooysyada caasimada iyo koontaroolada ka baxsan ciidamo si gaar ah ua socda dhaqdhaqaaqa gadidka, walow haddana dhinaca kale ay sii socdaan Qaraxyada.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
ASC.
Maxaa maanta cusub oo aanan ogayn. DALMIDA ama DAL MIDA.WBT
LikeLike