Advertisements

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab.

Maxkamadda CiidamadaMaxkamadda derejada 1aad ee ciidamada qalabka ee sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada amnigu soo qabteen iyagoo walxaha qarxa ku diyarinayay guri ku yaal deegaanka caelasha biyaha ee gobolka Shabeellada hoose.

Maxkamadda Ciidamada.jpg3Xukunkaan Maxkamadeed Ayaa Lagu Ritt Eedaysanayaasha Kala ah: –

1- Max’ed C / raxmaan Max’uud, ina Faadumo Sheekh C / llaahi, 30jir ah ku dhashay Sh / hoose.

2 – Jamaal Max’ed Cali, ein Wiilo Deiriye Jimcaale Kuna Dhashay Xamar.

3-Axtmed Aadan Weerar, Ina Dhabo Cilmi Xalane, Kuna Dhashay Xamar.

Xafiëka Xeer ilaalinta ciidamada Qalabka sida ayaa ku soo eedeeyay seddexdaan nin ka mid noqosho urur huawei oo ku deckel ku ah awoodaha qaranka (Qaran dumis).

Dood dheer kadib, Maxkamaddu markay aragtay eedii uu soo gudbiyay Xeer ilaaliyaha Ciidamada Qalabka sida, markay dhagaysatay qiraalka eedaysane Max’ed C / raxmaan Max’uud uu ka hor qirtay garsoorka ciidanka hortiisa, kuna cadeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-Shabaab, gaar ahaan qaybta qaraxyada, islamarkaana uu yahay horjoogaha shabaab u qaabilsan inda u dhaaxays Muqdisho iyo Afgooye, islamarkaana uu ahaa Macallin bari jiray samaynta qaraxyada eedaysanayaasha 2aad iyo 3aad.

sidoo kale maxkamadda markay dhayssatay qiraalka eedaysanayaasha Jamaal Max’ed Cali iyo Ahmed Aadan Wearar ay ka hor qirteen garsoorka ciidanka hortiisa in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, gaar ahaan qaybta qaraxyada.

Markay Dhagaysatay Maxkamadda Baaraha Dacwada Oo Maxkamadda Horteeda Ka Caddeeyay in Seddexdaan Eedaysane ka Tirsan Yihiin Kooxda Al-Shabaab, Waxaana Maxkamadda Horteeda Lagu Soo Bandhigay Haan ay ka buuxaan Walxaha qarxa oo lagu soo qabtay eedaysanayaasha.

Sidaa wared Maxkamadda derejada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida waxaa und caddaatay in seddexda eedaysane ay yihiin danbiilayaal galay dangiey lag soo eedeeyay waxayna ku xukuntay: –

1- Max’ed C / raxmaan Max’ud Maxkamaddu waxay ku Xuuntay Xabsi Daa’in.

Sidoo Grünkohl Waxay Maxkamadda derejada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida min 10 Jahre alt Xabsi ciidan ah ku xukunay eedaysanayaasha kala ah: – Jamaal Max’ed Cali iyo Axtan Aedan Weerar.

Gebagabadii Maxkamaddu Wachsschopf in ciddii aan ku qanacsanayn Xukunka uu racfaan und furan yahay.

SomaliSwiss      Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: