Posted on March 25, 2018 by SomaliSwiss
Warbixin ka soo Baxay qaraxii galabta ka dhacay Isgoyska Sayidka magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in Ugu Yaraan Shan Ruux oo ay ka Mid ahaayen Askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo qof ismiidaamiye ah ayaa ku dhintay Qaraxaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | 1 Comment »
Posted on March 25, 2018 by SomaliSwiss
Maxkamadda derejada 1aad ee ciidamada qalabka ee sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada amnigu soo qabteen iyagoo walxaha qarxa ku diyarinayay guri ku yaal deegaanka caelasha biyaha ee gobolka Shabeellada hoose. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab.
You must be logged in to post a comment.