Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay Wasiiro iyo Xildhibaanno ka kala tirsan labada Gole ee dowladda, isaga oo ka kala hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka, guddoumiyahaha Golaha Shacabka.
Madaxweynaha Oo tan Iyo Markii uu khilaafkan soo ifbaxay aan si zu uga hadlay ayaa kulamo hoose la yeelanaya mas’uuliyiinta ay arintan quseyso, gaar ahaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada io Xildhibaannada, isaga oo dalbanaja in khilaafka hat soo afjaro hab sharci waafaqsan, loona baro Dariqa Uu Qabo Xeer Hoosaadka Baarlamaanka.
Waxaa muuqanaya in madaxweynuhu meel iska taagan khilaafka ka dhax dhax aloosan Golaha Fulinta iyo Scharze Dajinta, Isaga Oo Dalbanaya im März Walla la Ilaaliyo Sharciga Iyo Nidaamka.
Madaxweynaha Ayaa Huray Kulamo Arintan Ku Saabsan Ula Yesesh Guddi ka socday Aqalka Sare, Guddi ay iska soo xuleen haweenka xildhibaannada ah ee ku jira Golaha Shacabka, Ra’iisul wasaaraha, Guddoumiye Jawaari iyo xubno Kohl, Wuxuuna Dhamaan Dinaaddan u xaqiiiyyay madaxweynaha mowqifkiisa la xiriira moshinka .
Xildhibaannadii la kulmaj madaxweynaha qaarkood ayaa warbaahinta u xaqiiiyiyay in uu kala hadlay oo kaliya in khilaafka taagan lagu dhameeyo habafaqsan dastuurka iyo xeer-hoosaadka Baarlamaanka, taasoo muujineysa in dariqa furan uu yahay kaliya im kabeljau labu kala baxo.
 SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.