Advertisements

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Masar oo soo bandhigtay Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida.

Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar Ayaa Waxaa Todobaadkan Lagu Soo Gaba-Gabeeyay Bandhigga Dhaqannada Aradyda Wachsen ka barata Dalkaasi und Soomaalidana qayb ka tahay ku soo bandhigeen dhaqammadooda.

Arday ka kala socota dawhr io Labaatan dal oo Bandhiggaasi ka qayb gashay ayaa waxaa und wynn ugu dhex muuqatay Ardayda Sooomaliyeed oo halkaasi ku soo bandhigay ciyao Hiddo iyo dhaqan ah, Dhar, Cunto io Alaabada laga adeegsado Miyiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Dhallinyaro ku libbisan islamarkaan lulaya calanka Soomaaliya ayaa goobta wacdaro ka muujiyay, iyadoo qiimeeyn la sameeyayna ay Soomaalidu ka gashay kaimalaha ugu horreeya bandhig dhaqameedka ka dhacay Qaahira.

Bandhiggan Oo Ka Dhacay Jaamacadaha 6da Oktober, der Tag und der Tag Qaahira Ayaa Waxaa und Soo Daawash Tagay Kumanaan Vater aho Isugu Jira, Safirro Kala Duwan Iyo Arday, Kuwaasoo und Ula Dhacay Bandhig Dhaqameedka, Gaar Ahaan Wacdaraha und Muyjiyeen Ardayda Soomaaliyeed.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Masar Amb; C / qani Maxamed Wacay iyo qaybsanaha waxbarashada Maxamuud Gawgawle, oo munaasabaddaasi goob joog ka ahaan ayaa waxay bogaadiyeen kaalta ay ka qaatenen Bandhig dhaqameedka Ardayda Soomaaliyeed, waxanay kula dardaarmeen inay halkaasi kasii wadaan dedaalkooda.

SomaliSwiss Qaahira

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: