Bankiyada Soomaaliya oo sameystay hay’ad mideysa.

BankiyadaWar-saxaafadeed ka soo baxay midowga Bankiyada Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in la mideeyay guud ahaanba Bankiyada oo la sameeyay hay’ad mideysa. Continue reading

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo ka kala hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka, guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay Wasiiro iyo Xildhibaanno ka kala tirsan labada Gole ee dowladda, isaga oo ka kala hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka, guddoumiyahaha Golaha Shacabka. Continue reading

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee  Soomaaliya oo dalbaday in Xarunta Aqalka la keeno Ciidamo AMISOM ah oo suga Amniga.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa kulankii maanta ee Golaha yeesheen ka dhax sheegay in ay dalbadeen ciidamo AMISOM ah oo suga Amniga golaha. Continue reading

Magaalada Muqdisho oo maanta ka furay shir looga hadlayo dib u eegista barnaamijka Cadaaladda Soomaaliya.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay wararada Cadaaladda XF Soomaalieya Ayaa loo qabtay xubno ka socday qeybaha Cadaaladda sida Maxkamadaha, Xeer ilaalinta, qareennada iyo asluuba, iyadoo furitaankiisa ay ka qeybgaleen. Continue reading

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Masar oo soo bandhigtay Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida.

Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar Ayaa Waxaa Todobaadkan Lagu Soo Gaba-Gabeeyay Bandhigga Dhaqannada Aradyda Wachsen ka barata Dalkaasi und Soomaalidana qayb ka tahay ku soo bandhigeen dhaqammadooda. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo aan waxba ka ogeyn dhul-ballaarsiga Kenya ay ka sameynayso Xadka???

Xadka Somalia iyo KenyaWaxaa jira cabashooyin badan soo iyo eedeymo culus ee ka soo baxaya shacabka ku dhaqan Xadka dheer ee u dhaxeeya Somalia iyo Kenya, gaar ahaan dadka deegaanka degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo u jeedinayaan dowladda Kenya, kaddib xiisad ka dhalatay derbi Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: