Advertisements

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha debada oo sheegay in shirkii madaxda Qaarada Afrika uu u lahaa Soomaaliya muhiimad gaar.

W. DibaddaWasiirka Wasaaradda Arrimaha debada io Iskaashiga caalamiga ah Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Hiiraan Online ayaa sheegey in muhiimad gaar uu lahaa Soomaliya shir madaxda Qaarada ugu soo dhamaaday magaalada Kigali ee dalka Ruanda.

Shirka ayuu Sheegay in Lagu heshiiyay Suuq xor ah oo ganacsi yeeshaan wadamada Qaarada, iyadoo Sooomaaliya ay ka Mitte tahay wadamada saxiixay heshiiskan afrikanischen Kontinental Freihandelszone.

Soomaaliya waad ogtihiin waa dad ganacsiga aad ugu wanaagsan waliba qaarada siweyn ugu funirsan, ganacsigooduna ka socdo, sidaa in leysku furfuru isku socdoca iyo ganacsiga qaarada muhiimad weyy ayuu noogu fadhiyaan ayuu yiri Wasiirk oo si gaar ah ula hadlay Hiiraan Online.

Wasiirka Ayaa Shirka Ku Matalayay Soomaaliya, Isaga Oo Sheegay in Soomaaliya Diyaar und Tahay in Kodkeeda Ku Biiriso Heshiiskan Oo ah Mitte Taarikhhi ah.

Dhinaca kale Wasiirka oo soo hadal qaaday shirkii Jaamacada Carabta ee dowladda Sooomaaliya und gudbisay dacwadii ka dhanka aheyd heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee Berbera ayuu sheegay in arintaa go’aan mideysan ka soo saareen, gaar ahaan waxaa uu sheegey in dowladda Sacuudiga oo shirkaa guddoomineysay balanqaaday in ay dhaxdhaxaadin doonto labada dowladood Soomaaliya iyo Imaaraadka.

SomaliSwiss       Nairobi

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: