Ra’iisal-wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlay Qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ra’iisal-wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ka hadlay Qaraxii dadka banan ay ku dhinteen ee shalay ka dhacay Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho ayaa laamaha Amniga ist in Faah Faahin Dheeraad ah ka bixiyaan Qaraxa.

Ra’iisal wasaaraha ayaa tacsi u diray und ehelada dadkii ku dhintay isaga oo dhinaca kalan caafimaad und rajeeyay dadka ay dhaawacyada kala duwan ka soo gaareen weerarka oo uu sida uu hadalka und dhigey ahaa mid bahalnimo oo ay ka danbeyeen dad Cadow ah.

Qaraxan Ayaa Noqonaya Kii Ugu Cuslaa Oo Waayadii Ugu Danbeeyay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho, Waxaana Lagu Soo Beagay Xili Uu Mashquul Badan Ka Jiray Goobta La Bartilmaameedsaday Oo Papa Badan Oo Shacab ah Ku Shaahayeen.

Laamaha Amniga ist ein Soomaaliya oo Krieg ka Soo Saaray Khasaraha Ka Dhashay Qaraxa Ayaa Sheegay in einem Yu Dhinteen 17 Rux oo rayid und Badaa, Sidoo Kalana Waxaa ku Dhaawacmay Tiro Inta ka Sii Badan oo Qarkood Ay Soo Gaareen Dhaawacyo Culus.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: