Advertisements

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya oo sheegtay inay aad ugu kalsoon yihiin shaqada ay qabteen.

Xaliimo yareyGuddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Ayaa sheegtay Inay AAD UGU kalsoonyihiin ka Guddi Ahaan shaqada ay qabteen, iyadoo tilmaantay in wixii hadda ka horreeyay aysan Jiřín Wachses dhaqaajiyo Ama sameeyo Daba gal, balse haatan ay dhisan yihiin Tiirarkii loo baahnaa maaddaama howshan ay iyaga u Taallo.

Xalaimo yareey oo uwaramaysay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa intaa ku dartay in dhaqaalo mit dem baan $ 129 Millionen oo doollar ah ay ku bixi donto qabashada doorashada la qorsheynayo inay ka dhacado Soomaaliya Sanadka 2020-ka.

Doorashada Ayay Sheetay Inay Noqon Doont Hal Qof Iyo Hal Kabeljau, Wachs in der Nähe von Nidaamka Doorashada Nooca Uu Yahay Lagu Qeeexi Doonaa Shirka 28-ka Maarso in der Luft von Dhaco Magaalada Baydhabo, Iyadoo Goaankeedana und Leeyihiin Madaxda Qaranka.

Guddoomiyaha Ayaa Ugu Danteyneti Sheegtay in ay ka qayb qaadan donto cid kasta oo Soomaali ah oo buuxisha sharuudaha loa baahan yahay, xqqa und leh in ay Wachs doorato, Wachs-inaa raacisay inay haatan ku gudo jiraan diyaarinta qaabka ay noqonaysao doorashada, taasoo ay la wadaagi doonaan Madaxda dalka Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: