War-Saxaafadeed Ka soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaalieo oo noqol kamid ach soo gaarsiiyay SONNA ayaa waxuu u qornaa sidan: –
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu hambalyeyneyeaa Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta munaasabadda sanadguurada 73, aad ee aas’aaska ururka oo ku beegneyd 22. März 1945.
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Waxa ay Bogaadinaysaa Jaamacadda Carabta Garabjoogga Milga Leh ee uu ay uuujisay shacabka Soomaliyed iyo xukuumaddiisa ini ay jirtay masiibooyinka dabiiciga, dhibaatooyinka und fyalka xun ee argagaxisadu geystaan.
Soomaaliya oo xubin ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, kuna biirtay 14. Februar 1974 waxaa loo eegaa inay tahay ilinka istiraatiiyiyadda ammaan ee dunida carbeed sababo ku aaddan bedka Juquraafi ee ay ku fadhido io lahaanshaheeda xeebta ugu dheer Afrika ayaa waxa ay ugu baaqeysaa dhammaan dowladaha xubnaha ka ah ururka inay dib uga furtaan safaaradahooda iyo ergadooda diblomaasiyadeed Caasimadda Muqdisho si loo taageero dadaallada jooktada ah ee lagu sugayo ammaanka iyo deganaanshaha, wadajirna looga shaqeynayo ka hortagidda caqabadaha iyo culeysyada und loogu guuleysto waajibaadka, qorshayaasha iyo mashaariicda hiigsiga leh.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.