Wasiirrada arrimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD oo maanta shir uga fumaya magaalada Nairobi.

Waxaa Maanta oo Khamiista ah lagu wadaa inuu Magaalada Nairobi ka furfo shir ay isugu imanayaan Wasiirrada arimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD, kaas oo looga haddi doono xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Bariga Afrika.

Kulankan ayaa diiraddda lagu saari donaa sidii Wachs loogu qaban lahaa Hal Milyan oo Qaxoo Soomaaliyeed ah oo ku nool geeska Afrika, gaar ahaan Xeryaha Kenya.

Bayaan Kasoo Baxay IGAD Ayaa Lagu Sheegay in Shirka Maanta Ka Furmaya Magaalada Nairobi Laga Soo Saari Doono Qorsha Cad oo wax Loogu Qabanayo Qaxotiga Soomaaliyeed.

SomaliSwiss      Nairobi

SomaliSwisshotmail.com

%d bloggers like this: