Shirka Goloha Wasiiradda Soomaaliya oo maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya.

Shirka Khamiis laha ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Doorashooyinka 2020-ka, iyadoo warbixino kalena laga dhagaystay qaar ka Mitte Goloha Wasiiradda. Waxaana kulanka shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khader), ein ka warbixiyay Shir kalamiya und ein kaga qayb-galay dalka Hindiya kaas oo loogu magacdaray Internationale Solar Allaince. Waxuuna Sheegay in ukulan wada yesheen Ra’iisul Wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi, waxayna labada mas’uul ka wada hadlayn sidii la iskaga kaashan lahaa dhinacyada arrimaha bini’aadanimadda, gaar ahaan Caafimaadka iyo Waxbarashada.

“Madaxda Hindiya waxaan ka wada hadalnay hannaaqa sokuodka ee labada dawladooda iyo xaalada qaxotiga Sooomaaliyeed ee jooga Hindiya, waxayna balan-qaadeen in ay ka shaqayn doonaan ist-dhexgalka labada bansho, si loo hagaajiyo loona fududeyo hannaanka isku socodka ee labada dawladood” Ayuu yiri Mudane Mahdi.

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaw (Ducaale), oo Golaha Warbixin ka siiyay ammaanka dalka ayaa tilmaamay in ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya ciidamadda nabbad illaalinta und jooga Soomaaliya ee AMISOM ay deegaanno badan kala wareeegen koaxda nabadiidka ah ee Al-shabaab. Taasina ay tahay Guul und Gaartay Xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Maxamed Mursal Sh. C / Raxmaan Ayaa Cadeeyay in einem Mea Wanaagsan Marayo Tirakoobka Iyo Tayeynta Cidamadda Qalabka Sida. Isagoona ka hadlay ciidamo soo xiray tababar kuwaas oo uu sheegay in ay ka qeyb qaadanayan dadaaladdda dalka looga xoreynayo koaxda argagaxisada iyo cowowga ummaadda Soomaaliyeed.

Waxaan billownay barnaamij quudin acho loo samaynayo ciidamadda dalka, taas oo ah in der fotze und cunaan ciidanka looga sameeyo dalagyadda kabaxa dalkeena. Si looga maarmo Raashinka dibadda looga keenayo ciidaka oo qarash badan kaga baxa dawladda, faa’iido badana aysan ku haysan Ciidanku “. Ayuu yiri Wasiiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyla, Ayaa Ka Hadlay Halka ay Marayso Dar-Dargalinta Koboca Dhaqaalaha Heer-Kiisa 2-Aad ee (SMP2). Waxuuna wariirku Sheegay in Dakhligga Seddexda billood Ee Ugu Horeysay oo Beesha Caalamka und Soomaaliya ka Sugeysay kaas oo von $ 41 Millionen (Afartan Iyo Kow Milyan), in Hadda lasoo xareeyay $ 32 Millionen (Soddon Iyo Lobo Miliyan), Iyada Oo Wali Bischii Seddaxaad ay socoto. Waxuuna Sidoo Grünkohl Sheegay in Bixinta Mushaaraadka Shaqaalaha Iyo Cidanka Dawladda Ay und Habasi Leh Ku Socoto.

Ugamagbaitii Shirka Golaha Wasiiradda ayaa inti uu socday waxaa lagu Ansixiyay 14-Heshiis oo dawladaha Sooomaaliya iyo Turkiga ay kala saxiixdeen inti u dhaxeysay 2013 ilaa 2018 kuwaas oo kala ahaa, Heshiiska Ganacsigga iyo iskaashigga Dhaqaalaha. Heshiiska iskaassigga Gaadiidka Badda. Heshiiska Iskaashigga Maal-Gashigga. Heshiiska Iskaaschiga Isbitaalka Erdogan. Heshiiska Iskaaschiga Biyaha. Heshiiska Iskaaschiga Canshuuraha. Heshiiska Iskaaschiga Tamarta. Heshiiska Iskaaschiga Caafimaadka Bulshada. Is-af-garadka Waxbarashada Sare. Ist-af-garadka waxsoosaarka Beeraha. Is-af-garadka Kaluumeysiga.Ist-af-Garadaka Caafimaadka Xoolaha. Ist-af-garadka Guud ee abuuridda Guddiga iskaashigga Dhaqaalaha.Isfahamka Is-afgaradka ee dhaqanka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: