Qarax sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Qarax.jpg3Weerar Loo Adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay Ayaa Gor Dhawa Ka Dhacay Nawaaxiga Hotel Weheliye Ee Magaalada Muqdisho. Continue reading

Shirka Goloha Wasiiradda Soomaaliya oo maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya.

Shirka Khamiis laha ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Doorashooyinka 2020-ka, iyadoo warbixino kalena laga dhagaystay qaar ka Mitte Goloha Wasiiradda. Waxaana kulanka shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo martiqaad u fidisay qaar ka mid ah madaxda wadamada Qaarada Africa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Amb. Ahmed Ciise Cawad ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Ruanda, kana wakiil ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa kula gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda ka qeybgashay shirkaasi . Continue reading

Wasiirrada arrimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD oo maanta shir uga fumaya magaalada Nairobi.

Waxaa Maanta oo Khamiista ah lagu wadaa inuu Magaalada Nairobi ka furfo shir ay isugu imanayaan Wasiirrada arimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD, kaas oo looga haddi doono xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Bariga Afrika. Continue reading

Hogaamiyayaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab oo isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ka dagaaalama gobolk

BaayWar naga soo gaaray magaalada Bazdhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in hogaamiyayaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ka dagaaalama gobolka. Continue reading

%d bloggers like this: