Wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya oo maanta Kulan la yeeshey taliyaasha ciidamada qalabka sida ee Dalka.

Wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya ayaa maanta Kulan la yeshey taliyaasha ciidamada Xoogga Dalka, Nabad Sugidda iyo Asluuba tao ay wehliyaan saraakil ka tirsan Xoogga Dalka Ayaa ujeedkiisu ahaa soo bandhigista qorşhe saadka Amar ráashiinka ciidanka qalabká sida loogu bendala dalagga ka Baxa Dalka.

Ugu horeyn Wasiirku uu salam sharaf ka qatay ciidanka bambayda xoogga Dalka, waxanaana goobstasi lagua soo bandhigay nocyo kaladuwan oo cunada dalka ka baxda.

Ugg horeyn Taliyah Saadka ee ciidanka Xooga Dalka Gaashaanle sare Maxamed Maxmuud Garabay ayaa sharaxay qorshahaasi oo lagu tijaabiyay ciidanka ku sugan xarunta Villa Baydhabo, wuxuuna sheegay in uu jiro farqi weyon oo und dhexeeya dalagga ka Baxa Dalka iyo kan dibadda laga keeno, islamarkaana qarash ahaan iyo tayo ahaanba kan dalka kabaxa und leeyahay faa’iido aad u wanaagsan.

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Sareeyo Gaas Cabda-wel Jaamaca Xuseen (Gorod) oo lahaa fiikirkan iyo taliyaha ciidanka Alsuupta Sareeyo Guud Bashir Maxamed Jaamac ayaa ka hadlay ahmiyadda qorshahani, waxaana ay balanqaadeen in xooga ay saari doonaan sidii loo dhaqan gelin lahaa qorshahani si bulshada Soomaaliyeed uu Ugg noqdo Mitte faa’iido Badan und Leh xagga Dhakaalaaha.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaalie Maxamed Mursal Sheekh C / raxmaan ayaa feker fi icanma tilmamaay in ciidanka xooggu ay isticmaalaan Dalagyada ka soo go’a dalka.

Waa arrin aad und wanaagsan fikirkan, dalkasta waxaa uu leeyahay khayraad uu isticmaalo oo u gaar ah, marka anaga waxaan kaga bixi karnaa dhibaatada in aa horumarino dalagyada dalka ka baxa, taasi ayaa inoo sahlaysa in aan badbaadno in aan gacmaha hoorsano .Ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga .

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: