Diyaaradaha dagaalka ayaa lagu wa ramayaa duqeyn ay ka geysteen gobolka Shabeellaha hoose waxaa lagu wa ramayaa in ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab.
Krieg ka soo baxay taliska Africom ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeynta lagu dilay labo xubnood oo ka tirsan Shabaab, saddex kalena lagu dhaawacay, sidoo kalan waxaa duqeynt lagu bur buriyay gaadiid dagaal.
Maalintii Isniintii ayeey la sheagay in einem Duqeynt duqeyntan, waxanaan fuliyay diyaarad kuwa aan duuliyaha lahei.
Mareykanka ayaa Sheegay Inuu Sii Wadayo Duqeymaha Lagu Bartilmaameedsanayo Argagixisada, Kaa soo Lagu Taageerayo Dowladda Soomaaliya, Sida Lagu Yiri Krieg saxaafadeedka.
Deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose ayaa noqotay goobaha ugu badan ee duqeymaha laga fuliyo, waxana bishii hore kaliya dhacay dhow duqeyn ah.
SomaliSwiss Jabuuti
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.