Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo Sagaal bilood ah Tababar Ciidan oo dhameystiran ku qaatay Magaaladda Muqdisho.
Citadellaan oa Tababarka Loo Soo Xiray Ayaa la Baray Gaadda ka ciyaarka Ciudammadda, Isticmaalka Iyo Farsamadda Hubka Fudud, Farsmadda Howlgalada io Difaaca, Ilaalinta Xabsiyadda Iyo Maxaabiista, Disibiliinka Iyo Xeerka CQSS iyo Kuwa Grünkohl.
Taliyaha Ciidanka Asluuba Soomaliyed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Oo Munaasabadda Ugu Horeyn Ka Hadlay Ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Uga Warbixiyey Ciidanka Maanta Tababarka Loo Soo Xiray Heerarka Ay Soo Maere Iyo Qaabka Ay Sie Heulen Gali Doonaan, Isaggoo Xusay in Dufcad Kohl Oo Cusub Dhowaan Tababar Loo Furi Doono Es ist eine Geschichte von Howlaha Taliska, lona helo jil cusub oo diaryar ah in Qaranka und du qidmeeyaan .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ayaa Ciidammadaan ku baraarujiyey in si daacad iyo howlkarnimo ku jirto ay UGU addeegaan Qaranka, waxaana uu tilmaamay in Looga baahan yahay difaaca Dalka iyo sugida Ammaanka Qaranka in masuuliyad gaar ah ay iska saaraan.
Madaxweyne Farmaajo, Ayaa Xusay in Dowladda Soomaaliya und Jirto Dagaal, als Nabad Diidka Alshabaab, Islarkaana Dhowaan La Qor Shenynayo in Kooxdaasi Laga Itaalka Roonaaday Gabi Ahaanba Laga Taqaluso.
Instaasi ka dib Madaxweynaha JFS ayaa hortiisa waxa Maxkamadda Ciidammada Qalabka sida ee Sooaaliyeed ay ku dhaarisay dhammaan Ciidammaddii Maanta tababarka lu soo xiray, iyaddoo loo xiray Isteelaha Ciidanka, taasi oo muujineysa in si rasmi und ay uga mid noqdeen Taliska Ciidanka Asluuba Soomaaliyeed.
Munaasabadda tabarka loogu soo xiray Ururkan ka tirsan Cıidanka Asluuba Sooyaaliyed waxaa joobjoog ahaa Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya xasan Xuseen Xaaji, xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, Saraakil ka tirsan Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida iyo Saraakil kale.
SomaliSwiss Muqdisho SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.