Guddiga joogtada ee Aqalka sare oo war ka soo saaray khilaafka Golaha Shacabka.

Guddigii loo xil-saaray xalinta khilaafka Golaha Shacabka ayaa maanta soo saaray go’aano dhowr qodob ka kooban, kaddib markii ay la kulmeen dhinacyada uu khilaafka u dhaxeeyo iyo Madaxda dowladda sida madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha. Continue reading

Wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya oo maanta Kulan la yeeshey taliyaasha ciidamada qalabka sida ee Dalka.

Wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya ayaa maanta Kulan la yeshey taliyaasha ciidamada Xoogga Dalka, Nabad Sugidda iyo Asluuba tao ay wehliyaan saraakil ka tirsan Xoogga Dalka Ayaa ujeedkiisu ahaa soo bandhigista qorşhe saadka Amar ráashiinka ciidanka qalabká sida loogu bendala dalagga ka Baxa Dalka. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Tababar u soo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo Sagaal bilood ah Tababar Ciidan oo dhameystiran ku qaatay Magaaladda Muqdisho. Continue reading

Taliska Africom ee Mareykanka oo sheegay in duqeyn ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsan Shabaab, saddex kalena ay dhaawaceyn.

Diyaaradaha dagaalka ayaa lagu wa ramayaa duqeyn ay ka geysteen gobolka Shabeellaha hoose waxaa lagu wa ramayaa in ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Continue reading

Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka oo u yeeray xildhibaannada Soomaaliya ee ku maqan dalka dibediisa.

Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa u yeeray xildhibaannada Soomaaliya ee ku maqan dalka dibediisa, iyadoo dhawaan la filayo in loo codeeyo mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka. Continue reading

Wafdi ka socda hay’adda socdaalka Qaramada Midoobey ee IOM oo booqday xarumaha lagu dhaqan celiyo Al-shabaab

Dhaqan-celinWafdi ka socda hay’adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobey ee IOM ayaa  booqday xarumaha lagu dhaqan celiyo xubnaha ka soo goosta Al-shabaab. Continue reading

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo xalay hawlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaada Al-shabaab.

Ciidamada Kumandoosta Soomaaliya ayaa xalay hawalgal qorshaisan ka fuliyey gobolka Shabeelaha hoose, kaas oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: