Posted on March 20, 2018 by SomaliSwiss
 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda uga qeyb galay Kulanka gaarka ah ee 18aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika “African Continental Free Trade Area†si loo unko hal suuq oo Afrika ay leedahay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka 18aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika.
Posted on March 20, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdiso Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo saakay dib u furay waddada hor-marta Xerada Gaadiidka Booliska ee Degmada Cabdicasis ayaa sheegay inuu qorshuhu yahay in dib loo furo dhammaan waddooyinka kale ee xiran, si loo fududeeyo isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka Caasimadda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo maanta dib u furay waddada hor-marta Xerada Gaadiidka Booliska ee Degmada Cabdicasiis.
You must be logged in to post a comment.