Advertisements

Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo maanta ku shiray xildhibaannada saxiixay mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari.

Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan ku yeeshay xildhibaannada saxiixay mooshinka ka dhanka ah guddoumiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari.

Kilanka ayaa joogay inta badan golaha Wasiirada xukuumadda ra’iisal wasaare Kheyre, waxaana ka mid ahaa Wasiirrada ka qeybgalay kan Maaliyada, Amniga, Gadiidka iyo Duulista Hawada, Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Xanaannada Xoolaha, Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Wasiiru-dowlayaal.

Kulamadan ayaa qeyb kaaaa cadaadis xoogan oo xildhibaannada ku saarayaa Prof Jawaari in der xilka isaga tago ka hor inta aan mooshinka loo codeyn.

Xildhibaannada Baarlamaanka ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay guddoomiyaha in uusan xilka isaga dego, madaam sida ay hadalka u dhigeen xildhibaannada saxiixay mooshinka ku dhaw yihiin 200 oo mudane.

Laakin Dhinaca Gr├╝nkohl Marka Aad Eegto Guddoomiye Jawaari Ayaa Ku Adkeysanaya in Loo Codeeyo Mooshinka, Waxaana Uu Meesha ka Saaray in Uu ist Casilayo.

Waxaa jiray kulan xalay dhaxmaray madaxweynahawa dowladda Soomaliamy Maxdamed Cabdullaahi Farmawajo iyo guddoumiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, Iyaga und Kawasa Hadlay Sida Loo Wajayo Xal und Hela Mooshinka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwisshotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: