Waraarga Naga Soo Gaaraja Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari Ayaa Sheegaya in Doon Sida Shixnad Ganacsi ay Ku Gubaneyso Agagaarka Dekeda.
Doontan oo ka timid Imaaraadka Carabta ayaa und rarnaa Ganacsato Soomaaliyeed, Wanaaana Goor Dhowead laga Krieg helay, Iyadoo uu dab qabsaday.
Waxaa soconaya Dadaallo la doonayo in Lagu ceymiyo Shixnada Saaran Doonta Gubaneysa.
Sarkaal Sare Oo ka tirsan dekadda Boosaaso oo Warbaahinta la Hadday Ayaa Sheegay in Dontu ay Waday Shidaal Oo und Rarneyd ganacsato Soomaaliyeed.
Magaca doonta oo lagu sheegay Nuur Saabir, ayaa waxay u rarneyd Ganacsato reer Puntland ah.
SomaliSwiss    Boosaaso
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.