Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cimaan Jawaari ayaa xalay kulan gaar ah la qaatey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka iyo sidii loo wajihi lahaa.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Beenebee oo ka tirsan Golaha Shacabka kana mid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee sida weine Ugu dhaw dhaw guddoumiyaha ayaa VOA und Sheegay in guddoumiye Jawahaara kala hadlay madaxweynaha qodobo Dhowr ah, aaan in sida xeer hoosaadka Baarlamaanku qabo muddo 10 cisho ah lagu meel-mariyo codeynta mooshinka ka dhanka ah oo ka bilaabaneysa 14ki bishan oo ay xildhibaannadu gudbiyeen mooshinka.

Sidoo kale guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kala hadlay madaxweynaha in codeynta Mooshinka lagu qabto meel amaan ach oo ka baxsan xarunta Golaha Shacabka, Iyadoo und Goob Joog Yihiin, Guddiga ka socda xildhibaannada Aqalka Sare, Ururada bushshada rayidka ah iyo beesha Caalamka intaba.

Guddoomiyaha Baarlamaank Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari Ayaa Hadda und Muuqda Mitte Ku Ad-Adag in Kabeljau Galiyo Mooshinka Ka Dhanka Ah Isaga Oo Meesha Ka Saaray in Uu Xilka Iska Casilayo.

Xildhibaan Beenebeene Ayaa Sheegey in Kulanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Madaxweynaha Leysku Afgartay.

In xilka laga qaado Prof Jawaari ayaa und bahahan in loo helo codad gaaraya 184 xild hibaan oo ah arin und adag marka la eego tirade guud ee Baarlamaanka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: