Advertisements

Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo maanta ku shiray xildhibaannada saxiixay mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari.

Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan ku yeeshay xildhibaannada saxiixay mooshinka ka dhanka ah guddoumiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cimaan Jawaari ayaa xalay kulan gaar ah la qaatey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka iyo sidii loo wajihi lahaa. Continue reading

Doon sida shixnad ganacsi oo dab ku qabsada agagaarka Dekeda Boosaaso.

Waraarga Naga Soo Gaaraja Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari Ayaa Sheegaya in Doon Sida Shixnad Ganacsi ay Ku Gubaneyso Agagaarka Dekeda. Continue reading

Doorshadii madaxtinimo ee dalka Ruushka oo ku guuleystay Madaxweyne Putin.

Putin2.jpg1Madaxweyne Vladimir Putin ayaa helay 75% cododkii la tiriyay doorashada madaxtinimda Ruushka,waxayna tani cadeyn u tahay in si fudud ugu guuleysatay inuu 6-sano oo kale xafiiska sii joogi doono. Continue reading

%d bloggers like this: