Wasiirka Difaaca dowladda Soomaaliya oo warbaahinta u sheegay in Ciidamada ay u diyaargarooben dagaal ka dhan ah Ururka Al-shabaab. .

Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Soomaalieya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab io weberar lagu qaadayo deeaannada ay UGA sugan yihiin qeybha Kala Duwan ee dalka.

Wasiirka Difaaca ist ein Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Warbaahinta und Sheegay in Dagaalka Uu Noqonaya Mid Ka Duwn Yihiin Hore.

Howlgalkan wuxuu noqonayaa Mitte ka Duwan kuwii hore, waayo waxaa hor kici doona Madaxweynaho Soomaalie Maxamed Cabdullaahi Farmaajo”ayuu Yiri Wasiirka difaaca.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ay jiraan ciidamo loo diyaariyay in ay suggaan Amniga goobaha laga qabsado Al-Shabaab.

Madaxweyne Farmaajo Ayaa maalmihii UGU danbeeyayba ku sugnaa wasaaradda difaaca halkaasi uu ka waday DIB u habeynta ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: