Advertisements

Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM oo la wareegay gacan ku haynta Xarunta Golaha Shacabka.

Amisom.jpg7Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Afrika AMISOM ayaa maalintii shalay la wareegay AMISOM ayaa waxba kama jiraan ku wartezeit sheegaya in ay ciidamadooda kala wareeeden kuwa dowladda federaalka ah Amaanka Xarunta Golaha Shacabka.

Afhayeenka heul-galka Lt Oberst Wilson Rono ayaa warar abuur ku tilmaamay in ay la wareeegen xarunta Golaha Shacabka.

“Waxaan rabaa in einem halkan ka xaqiiijiyo arintan xiriir lama laha khilaafka siyaasadeed ee tagna, papa badan ayaa arintan na soo weydiiyay, waal qalad in AMISOM lagu tilmaamay in ay la wareeegen Xarunta Golaha Shacabka ” ayuu yiri Lt Oberst Wilson Rono

Afhayeenka, waxaa uu sidoo kale sheegay in ay iska caadi tahay in ciidamadooda ay ilaaliyaan xarumaha dowladda „Waxaan ilaalinnaa xarumaha dowladda Sida Baarlamaanka, Villa Somalia iyo Meelo kale, taasi in ay keentay arrinkan cusub ayaa laga yaabaa.

Ciudamo cusub ayaa shalay la wareagay xarunta Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari guddoomiyahaha golaha shacabka ayaa ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku eedeeyay in ciidamadiisa la wareeegen xarunta golaha si loo carqaladeeyo shaqada aqalka.

Oberst Rono, Ayaa Sheegay in Taallaabadan und Qaadeen ee ah sugida Amniga xarunta uu ka dalbadey guddoumiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari.

SomaliSwiss        Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: