Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo oggolaaday in loo codeeyo mooshinka laga keenay.

jawaari.jpg1Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aqbaley mooshinka laga keenay, isaga oo dalbaday in muddo 10 cisho ah lagu codeeyo. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xalay kormeer ku tagay Saldhigyada Booliska degmooyinka H/wadaag, Hodan iyo Dayniile.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Saraakil ka tirsan ciidanka Booliska ayaa xalay kormeer ku tagay Saldhigyada Booliska degmooyinka H / wadaag, Hodan iya Dayniile, isagoo und kuur galayay sida ay socoto howlaha sugida ciidamada. Continue reading

Wasiirka Difaaca dowladda Soomaaliya oo warbaahinta u sheegay in Ciidamada ay u diyaargarooben dagaal ka dhan ah Ururka Al-shabaab. .

Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Soomaalieya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab io weberar lagu qaadayo deeaannada ay UGA sugan yihiin qeybha Kala Duwan ee dalka. Continue reading

Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM oo la wareegay gacan ku haynta Xarunta Golaha Shacabka.

Amisom.jpg7Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Afrika AMISOM ayaa maalintii shalay la wareegay AMISOM ayaa waxba kama jiraan ku wartezeit sheegaya in ay ciidamadooda kala wareeeden kuwa dowladda federaalka ah Amaanka Xarunta Golaha Shacabka. Continue reading

%d bloggers like this: