Advertisements

Xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kulan ku shiray Magaalada Muqdisho.

 Waxaa maanta Magaalada Muqdishi kulan ku yeshey xildhibaannada mooshinka keenay guddoumiyahaha Golaha Shacabka, waxanaan kulankaa qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan xukuumadda uu hogaamiyo ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.

Khadijo Maxedamed Diiriye oo ah Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha oo kulanka hadal ka jeedisay ayaa siweyn und wearart guddoumiyaha baarlamamaanka So Ja, waxaana ay sheegtay in wali mooshinka sharci yahay oo aa la laaban.

Mooshinkaasi waa Gudbay, waa sharci, waxaan leeyahay halagu kalsoonaado, in Jawari uu sheego in mooshinka sharci ahaanu buray waa nasiib darro, Wachswachs u. Dhimeysaa aqoontiisa, Wachswachs u. Dhimeysaa Dintiisa, Wachswachs u. Dhimeysaa karaamdiisa ayeey khudbadeeda ku Shegtay Khadijo Maxedamed Düriye.

Wasiirka ayaa sheegtey im März haddii mooshinka laqabdo kaddib cidna ka noqon karin ilaa la geeyo golaha Baarlamaanka lagana doodo.

“184 haddii uu mooshinkaas gaari waayo Jawara waa gudoomiyaha Golaha Shacabka, laakiin hadiiuu gaaro waa cad, waxana idin sheegayaa in mudo 15 cisho ah gudahood ay ku soo dooran doonaan Gudoomiye Baarlamaan ” ayeey tiri xildhibaan Khadijiy Maxamed diiriye”

Hadalka Khadijo Maxedamed Diiriye ayaa sii xoojinaya tuhunka laqabo oo ah moshinka ay gadaal ka riixayan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: