Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya io Taliska Booliska oo ka hadlay la wareegista xarunta golaha shacabka ayaa sheegay in ciidamo booliis ah kuo oo kaliya ciidamadii horey horey u sii jooogay, iyaga oo meesha ka saaray in ciidamo ka tirsan kuwa Koofi Gaduud iyo ciidamada Xasilinta ay la wareegen.
Xassan Macalin Xusseen oo ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa Sheegay in ciidamada la geeyay xarunta golaha shacabka ay yihiin kuwo suga amniga oo ka tirsan Booliska, isla markaana uu ahaa amar ka yimid Wasaaradda
Annaga ayaa ka dalbaney taliyaha Booliiska in ciidamo Booliis ah oo suga Amniga xarunta golaha Shacabka lagu kordhiyo ciidamadii horey halkaa u sii joogey, wuuna aqbalay laakin ma jirto Ciidamo kale oo la geeyay ayuu yiri ” Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga “, das ist Wasiiru dowlaha Amniga.
Jen Bashiir Ooah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Ayaa Dhinaciisa Sheegay in Sabatta Cidamada Loo Geeyay AY Tahay Cidamo Bolis Ah Oo Tababaran, Isla Markaana Xaqiijinaya Amniga Xarunta, Si Aanay Xarunta Uga Dhicin Fowdo, Maadaama und Jirto Xiisad Siyaasadeed Sida Uu Yiri.
Waxaa Uu Sheegay in Ciidamada Booliska Aanay Aheyn Cidamoqolo Gao Adeegaya, Balse Ay Yihiin Cidan Nidaam Iyo Dishibiliin Leh.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Ku Eeedeeyay Ra’iisul Wasaaraha in Cidamo Uu Diray Waitreege Xarunta, Isla Markaana Wixii Ka Dhaka Uu Mas’uul Ka Yahay.
SomaliSwiss     Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.