Advertisements

Guddoomiye Jawaari oo oggolaaday in loo codeeyo Mooshinkii laga keeney………

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari Oo Ay Mooshin keeneen tiro ka badan 100 xildhibaan ayaa sheegay in sharci ahaan uu jabey Mooshinkii la soo gudbiyay, laakiin isaga oo und daneynaya badbaadinta Golaha Shacabka und in xildhibaannada ka soo horjeeda soo dhameysiraan xubnaha ka dhiman si uu sharci du noqdo mooshinka.

Sida aad ogtihii moschinka leyga oo gudbiyay sharki ahaan wuu jabay, madaama uu buuxin waayay tiradii loo baahnaa in uu ku ansaxo, laakain waxaan ogolahay in xildhibaannada mooshinka wada soo dhameytiraan tirada mooshinka ka dhiman, kaddibna cod lagu kala baxo, Anniga oo taa u sameynaya badbaadinta Golaha Shacabka ayuu yiri Prof. Maxamed Cismaan Jawaari.

Guddoumiye Jawaari Ayaa Dhinac Dalbaday in Meel ka Baxsan Xarunta Golaha Shacabka Lagu Qabto Kulannka Xildhibaannadu Ugu Codeynayaa Mooshinka Kalsooni Kala Noqoshada, Isaga Oo Xarunta Baarlamaanka Ku Tellmaamey Goob Aaa Dinaac Karawan Oo AY Xukuumadu la Waareegtay.

Wali ra’iisal wasaare Kheyre kama hat sich geäussert eedeynta culus ee uga schüchterne dhinaca guddoon Golaha Shacabka oo sheegay in ciidamo isaga ka amar ist ein wareegeen xaruntii baarlamaanka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: