Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka wada hadleen horumarinta adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Benaadir..

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (dt. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka Soomaliya Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ka wada hadleen horumarinta adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Benaadir.

Duqa Muqdisho Ayaa Sheegay in ay ka goaaan tahay horumarinta adeegyada cafimaadka golokka, maadaama xiligaan ay jiraan baahi xoogan oo dadweynuhu und qabaan adeeg caafimaad oo dhameytiran.

“Waxaan ka wada shaqeynaynaa Wasaaradda Caafimaadka sidii adeegyada asaasiga ah, gaar Ahaan caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada ku nool caasimadda, wayna naga go’an tahay in bullshada benaadir helaan adeeg caafimaad oo Hufan.” Ayuu Yiri Guddoumiye Yarisow oo UGA mahadceliyey WADA shaqeynta dhow Wasaaradda Caafimaadka.

Goddoomiyaha Gobolka Benaadir Ayaa Tilmaamay in Wasaaradda Caafimaadka ay ka wada shaqeynayaan sidii adeegyadas Gafoya Bengaladu ist ein Gobolka Benaadir, ist ein hispedeysa Iskutashi Caafimaad oo gobolku gaaro. Waxuna Ugu Baaqay Shacabka Soomaliyed in der Wada Shaqeeyo Horumarka Caasimadda.

Wasiara Wasaaradda Caafimaadka Soomaliya Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xustay si loo gaaro in einem Lagama Maarmaan tahay dib uu Howlgelinta xarumihii cafimaadka ee heer golokka, isla markaana und wadajir uga shaqeynayaan sidii loo suuro-gelin lahaa saddexda Milan ist ein kleiner Caasimaddu in ay helaan adeeg caafimaad oo ku filan.

Kulanka ayaa waxaa sidoo Grünkohl, ka qeyb galay Guddoumiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Benaadir Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: