Beesha Caalamka oo Walaac Ka Muujiyeen Xiisada Siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay Soomaaliya.

Bienenha-CaalamkaWar Soo Baxay Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Talyaaniga, Mareykanka, Ingiriiska, Schweden Iyoo Itoobiya Waxay Walaac Xooggan Kaga Muujiyeen Xiisada Siyaasadeed Ee Ka Soo Cusboonaatay Soomaaliya.

Xubnahan Beesha Caalamka Ayaa Waxaa Ay Ugu Bhaqe Madaxda Dowlada Inay Dhowraan Shuruucda Dalka, Isla Markaa Ka Shaqeeyaan Xasilooni Siyaasadeed, Iyagoo la Faray in Wachs Walba AY Ku Xaliyaan Dastuurka.

Sidoo kale waxaa und augu baaqeen Hey’addaha Fulinta iyo Scharfe dejinta in aysan und horseedin ist qab qabsigooda fowdo iyo kala dambeyn la’aan uu dalka galo.

Walaaca Beesha kalamka ayaa yimid, kaddib markii magaalada Muqdisho ay gashay xaalado siyaasadeed oo ka dhashay khilaafka soo kala dhex galay Baarlamaanka iyo Xukuumadda, taasoo ka dhalatay mooshinkii laga keenay Guddoumiye Jawaari.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: