Aqalka Sare oo guddi u saaray khilaafka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Aqalka Sare.png2Aqalka sare ayaa gor dhaw guddi u saaray khilaafka ka dhax tagan Golaha Shacabka kaddib Mooshin laga keenay guddoumiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka oo Albaabada u xirnaayeen ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa Warbaahinta la hadlayay Xog-hajaha Guud ee Aqalka Sare Kali Maxamed Jaamac, kaasoo sheegay in Aqalka sare ay soo jeedinayaan in xasiloonidii iyo degenaashaha Golaha shacabka la soo celiyo, isla markaana Wachs kasta oo la isku haayo lagu dhameeyo und waafaqsan dastuurka iyo xeer hoosaadka

Guddiga oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxaa guddoumiye und ah Cabdi Xaashi Cabdullahi, kuwaasoo ka qeyb-qaadan doona xalinta khilaafka.

Xubnaha Beesha Caalamka ayaa walaac ka muujiyay khilaafka siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo Xukuumadda, waxanaa ay ku baaqin in la xaliyo,

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: