Duqa Muqdisho iyo Madaxda Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka wada hadlay Xoojinta xiriirka labada dhinac

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (dt. Yarisow) ayaa maanta Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika und fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM, Sarreeye Guud Jim Beesigye Owoyesigire la yeeshay kulan ku aaddan sidii loo xoojin lahaa wada shaqeñta ka dhaxeysa Gobolka Benaadir iyo AMISOM.

Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka wada hadleen horumarinta adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Benaadir..

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (dt. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka Soomaliya Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ka wada hadleen horumarinta adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Benaadir. Continue reading

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta kormeer Shaqo ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya. Continue reading

Aqalka Sare oo guddi u saaray khilaafka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Aqalka Sare.png2Aqalka sare ayaa gor dhaw guddi u saaray khilaafka ka dhax tagan Golaha Shacabka kaddib Mooshin laga keenay guddoumiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading

Xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kulan ku shiray Magaalada Muqdisho.

 Waxaa maanta Magaalada Muqdishi kulan ku yeshey xildhibaannada mooshinka keenay guddoumiyahaha Golaha Shacabka, waxanaan kulankaa qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan xukuumadda uu hogaamiyo ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre. Continue reading

Maxmadda Ciidamada oo maanta u fariisatay dacwad ka dhan ah rag loo heysto farsameynta Qaraxyad

Maxkamadda Ciidamada Ragga maxkamada la hor keenay oo kala ah Maxammed Cabdiraxmaan Maxmuud,Jamaal Maxammed Cali Cabdi iyo Axmed Aadan weerar Dhagaxow, ayaa ku eedeysan in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab. Continue reading

Guddoomiye Jawaari oo oggolaaday in loo codeeyo Mooshinkii laga keeney………

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari Oo Ay Mooshin keeneen tiro ka badan 100 xildhibaan ayaa sheegay in sharci ahaan uu jabey Mooshinkii la soo gudbiyay, laakiin isaga oo und daneynaya badbaadinta Golaha Shacabka und in xildhibaannada ka soo horjeeda soo dhameysiraan xubnaha ka dhiman si uu sharci du noqdo mooshinka. Continue reading

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Booliska oo ka hadlay la wareegista xarunta golaha shacabka.

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya io Taliska Booliska oo ka hadlay la wareegista xarunta golaha shacabka ayaa sheegay in ciidamo booliis ah kuo oo kaliya ciidamadii horey horey u sii jooogay, iyaga oo meesha ka saaray in ciidamo ka tirsan kuwa Koofi Gaduud iyo ciidamada Xasilinta ay la wareegen. Continue reading

Beesha Caalamka oo Walaac Ka Muujiyeen Xiisada Siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay Soomaaliya.

Bienenha-CaalamkaWar Soo Baxay Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Talyaaniga, Mareykanka, Ingiriiska, Schweden Iyoo Itoobiya Waxay Walaac Xooggan Kaga Muujiyeen Xiisada Siyaasadeed Ee Ka Soo Cusboonaatay Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: