Xarunta Villa Hargeysa oo maanta kulan ku yeeshey xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo guddiga joogtada baarlamaanka.

Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta kulan ku yeshey xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo guddiga joogtada baarlamaanka oo sualla laga weydiinayay sida ay ku buriyeen mooshinkii laga keenay guddoumiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Kulanka oo ahaa Mitte xasaasi ah ayaa waxaa hadalo ka jeediyay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo Mitte walba oo ka Mitte ah cabiray aragtidiisa Mooshinka, hasse ahaatee mar marka qaar kulanka ayaa isku badalayay sawaxan iyo qeylo iyo xildhibaannada qaarkood faraha isku taag-taagaan.

Xildhibaannada ayaa wali und muuqda kuwa siweyn ugu kala aragti duwan mooshinka oo ah mittleren xitaa und ku kala qeybsamen guddoonka sare ee Golaha Shacabka.

Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka ayaa sheegay in guddoumiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka cabdiwali Sheekh muudeey oo ay wax ka weydiiyeen in uu faah faahin dheeraad aha ka bixiyeen uu sheegay in kaliya in 91 xild hiba oo ku saxiixan mooshinkan 16 ka kalana ay ka laabteen .

Waxa und Sheeeen in Arrintaasi, die in der Nähe von Buriyeen Mooshinka, Maadaama in der Nähe von Sharki Aheyn, Balse Waxaa und Tillmaameen in der Nähe von Gaudioiye Muudyuu Warbaahinta la Hadlo, Isaga Oo Sharki Kuu Tilmaamaya Mooshinka.

Sabtida maalinta Beri ah ayaa loo balansan yahay in xildhibaannadu shirkoodii caadiga ahaa ku yesheen xarunta golaha shacabka, lamana und sida uu xaalku noqon doono.

SomaliSwiss       Muqdisho

SomaliSwisshotmail.com

%d bloggers like this: