Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre Iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow Ayaa Xalay Waqti Dambe Kormeer Amni Ku Tagay Degmada Hilliwaa ee Gobolka Banaadir.

Kormaarka Ra’iisul Wasaaraha sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya, qaar ka tirsan guddoomiyeyaasha degmooyinka oo uu ugu horeeyo guddoomiyaha degmada Hilliwaa iyo Saraakiil kale oo ciidan.

Kah inta usan Ra’iisul Wasaaraha bilaabin kormeerkiisa ayaa waxaa ciidamo badan oo ka tirsan dowladda federaalka lagu daadiyay dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada iyo wadooyinka waa-weyn, kuwaasi oo ammaanka xaqiijinayay inta uu kormeerka socday, si aysan u dhicin arbushaad.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya iyo guddoumiyaha Gobolka ist eine Stadt in der Region Tagay Barah Kontorool ist eine Stadt, die sich in der Wüste, in der Wüste und in der Wüste befindet.

“In Habens Saq-dhexe ah aan joogno degmada Hilliwaa waxa ay ka dhigan tahay nabadda oo ku sii baaheysa guud ahaan dalka, waxaan diyaar in nahay in har iyö hobeen und shaqeyno shacabka Sooaaliyed, Saraakiisha iyo ciidamada waxaan ku dhiagerinayaa in ay kordhiyaan waajibaadkooda, maxaa yelay shacabka adinka ayay idinku seyxdaan “ayuu yiri Khayre.

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre, Ayaa 14-Kii Bishan xilli habeen ah ka baaqday kormeer uu doonayay inuu ku maro Isgoysyo ka Mitte ah magaalada Muqdisho, kaddib MarkII ay soo kordheen arrimo xasaasi ah oo Siyaasadeed.

Khayre Ayaa Balamiyay Suxufiyiinta, Waxana Loo Sheegay Wariyeyaasha in Uu Kormeer Sameynayo Khayre, Sidaasi Awgeedna 12:00 Habeenimo Ayaa Suxufiyiinta la isugu geeyay Daljirka Daahsoon, halkaasi oo lagu diyaariyay gaadiid badan oo qayb ka noqon lahaa kormeerka Ra’iisul Wasaare Khayre.

Intaasi kaddib Ayaa Suxufiyiinta Waxaa Loo Sheegay Saadad Kadib Inuu Baaqday Kormeerkii Ra’iisul Wasaaraha, Kaddib MarkII la helay Xogta ku Aadan xildhibaano waday abaabul Mooshin ah.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: