Xarunta Villa Hargeysa oo maanta kulan ku yeeshey xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo guddiga joogtada baarlamaanka.

Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta kulan ku yeshey xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo guddiga joogtada baarlamaanka oo sualla laga weydiinayay sida ay ku buriyeen mooshinkii laga keenay guddoumiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Continue reading

Dawladda Sacuudi Carabiya oo ku goodisay in ay samaysan doonaan hub Nukliyeer ah

Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa ku goodiday in ay samaysan doonto hub nukliyeer ah haddii Iiraan oo ay gobolka isku hayaan ay samaysato hubkaas. Continue reading

Dowladda Qatar oo warqad cabasho ah u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

 

Dowladda Qatar ayaa khamiistii warqad cabasho ah u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, taa oo ay uga cabanayeen in dalka isu tagga imaaraadka Carabta uu ku xad gudbay hawadooda. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre Iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow Ayaa Xalay Waqti Dambe Kormeer Amni Ku Tagay Degmada Hilliwaa ee Gobolka Banaadir. Continue reading

%d bloggers like this: