Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta looga hadlay arrimo muhiim ah.

Shirka Golaha Wasiirad Soomaalieya oouu shir guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadday qodobo Dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha Amniga, Mivanta canshuurta dalka, Qorshaha horumarineed ee qaxotiga soo laabanaya, soo warejinta astaanta Qaranka ee SO iyo arrimo Kohl oo muhiim ah.

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Ayaa Goloha u soo Bandhigay Warbixin Faah-Faahsan Oo Ku Saabsan Sidii Loo Midayan Lahaa Guud Ahaan Canshuuraha Dalka, Isagoona Qeexay in Ay Wadaan Qorşe Lagu Midayynayo Canshuuraha Dalkeena Soomaaliya. Sidoo kalena waxuu sheegay in ay wasaaradu ku howlan tahay qaban qaabada shir looga doodi doono habka ugu wanaagsan ee loo mideyn karo cashuuraha, taas oo ay ka soo qayb-gali doonaan madax ka kala socota Maamul Goboleedadda iyo dawladda dhexe ee Soomaaliya, si loo sameeyo sharci hagi-doona canshūuraha dalka.

Wasiu ku Xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse, Ayaa Sheegay in Heulen-Galata-ciidanka Qaranku Uu Meel Fiican Marayo, Dhawaana Ai Cidanku Deegaano Badan ka Saareen Koaxda Nabad Diidka Ah ee Al-Shabaab, Haatana Wali Lagu Daba Jiro Haraadigooda Si Dalka Oo Dhan Looga Sifeeyo, Waxuu Kaloo Sheegay Wasiirku in Amniga Dalka Uu Haatan Yahay Mitte Aad u Fiican Iskuna Halay Karo. Dhanka Grünkohl Waxuu in Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullah Farmaajo Uu Wado Dardargalin Iyo Dhiirigalin Dhinaca Ciidanka ah.

Wasiirka Arrima Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa ka warbixiyay qorshaha horumarineed ee qaxotiga iyo barakacayaasha ku soo laabanaya dalka kuwaas oo tio ahaan gaaraya 3.000.000 oo qof (Sadex Million), und Wachs looku qabto sadeda dao ee soo socota. Wasiir Sabriye Ayaa Cadeeyay in Dawladdu AY Ku Dadaalayso Iaalinta Iyo Ka Warqabka Xaaladda Dadka Shacabkaah Ee Ku Soo Laabanaya Dalkooda, Taasin Ay Tahay Mas’uuliyad Saaran Dawladda.

Ugamaybaitii Wasaaradda Boostada igo Isgaarsiinta ayaa laga Dhagaystay Warbxin ku Saabsan soo wareejinta Astaanta Qaranka Soomaliyed ee SO, oo si buxta ay dawladda federaalka ula soo wareagtay. Inaas ka dibna Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa uga mahad celiyay Wasaaradda iyo mas’uuliyiintii Sooaaalieed ee ka soo shaqeeyay soo celinta Mitte ka Mitte ah astaamaha Qaranka Soomaaliyeed.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: