Magaalada Baydhabo oo maanta ka furmay Kulankan looga hadlayo dib u eegista dastuurka.

Dib u eegista DastuurkaWaxaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Kulankan looga hadlayo dib und eegista dastuurka oo socon doona mudo saddex maalin ah. 

Kulankan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mida Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiradu Dermaur Goboleedyada dalka, Wakiilo ka socday Hay’adda Wadahadalka iyo dib u heshisinta ee CRD io marti sharaf kale oo Lagu Casuumay Munaasabada Furitaanka Shirka.

Ku Simaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Wasiirka Amniga Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) oo Shirka Furay Ayaa Sheegay Inuu Rajo Wanaagsan Ka Qabo Natijada ka Soo Baxda Shirka, Bulshadana Ku Qanci Doonta.

 

C / llaahi Scheich Xasan Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur Galbe Soomaaliya oo ka hadlay madasha ayaa sheegay in shirka ku mara qaadeen cid kasta oo mas’uul ah iyo Ururada Bulshada rayid si su’aalo wax ku ool ah Arrimaha dastuurka looga weydiyo Wasiirka Dastuurka Dowladda Soomaaliya iyo Wasiirada Gr ee maamul Goboleedyada ka socda ee shirka qeyb galaya.

Sidoo Grünkohl, Wasiir C / Llaahi Scheich Xasan Ayaa Hoosta Kao Xariiqay in Wasaaradda Diätküche und Baahan Tahay Talada Dadka, Dadkana und Baahan Yihiin in Odaadaan Wachsack Wasaaradda ka shaqeyso.

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaalieya Mudane C / Raxmaan Xoosh Jabriil Ayaa Sheegay in Loo Baahan Yahay in der Dawaruya Gawarsiyo Dugka Ku Sugan Degmooyinka, Isagoona Tilmaamay in Haddii Magaalooyinka Keliya lagu hayo Vater yar ay ka faa’ideysanayaan.

Wasiir Xoosh Ayaa Ujeedka Shirka Baydhabo Ku Mickeyayay in Maadaama Dastuurka Uu Yahay Heshiis Bulsho la Gaarsiiyo Degmooyinka Oo Ay Ku Noolihiiin Dadka Ugu Badan Marka Loo Eego Magaalooyinka.

Wasaaradda Arrimaha dastuurka Dowladda Federalka Soomaalieya ayaa maal mahanba waxaa und wadey Wada tashiyo und la yelaneyso cid waliba oo queeesysa hanaanka dib und eegista dastuurka Soomaaliya.

SomaliSwiss Baydhabo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: