Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta looga hadlay arrimo muhiim ah.

Shirka Golaha Wasiirad Soomaalieya oouu shir guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadday qodobo Dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha Amniga, Mivanta canshuurta dalka, Qorshaha horumarineed ee qaxotiga soo laabanaya, soo warejinta astaanta Qaranka ee SO iyo arrimo Kohl oo muhiim ah. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ooTababar u xiray maanta Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C / raxmaan iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Generale C / llaahi Cali Caanood ayaa cutubyo ka tirsan Ciidamada DANAB ee Xoogga dalka tababo mudo hal sano socdag ugu soo xiray Dugsiga Tababarka Generaal Dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Xildhibaannada Aqalka sare oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen in shirkadda DP World aysan ka howlgali karin dalka Soomaaliya.

 

Xildhibaannada Aqalka sare ayaa kulan ay maanta ku yesheen magalaada Muqdisho, waxay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen in shirkadda DP Welt aysan dalka Soomaaliya ka howlgali karin. Continue reading

Magaalada Baydhabo oo maanta ka furmay Kulankan looga hadlayo dib u eegista dastuurka.

Dib u eegista DastuurkaWaxaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Kulankan looga hadlayo dib und eegista dastuurka oo socon doona mudo saddex maalin ah.  Continue reading

%d bloggers like this: