Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ka hadlay mooshin ay ka soo gudbiyeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaalieya, ayaa ku baaqay in der ilaaliyo midnimada baarlamaanka, isaga oo dhinaca kalana sheegay in der Mooshinkii laga keenay uu buray.
Sabda wixii ka danbeeyay waxaa bilaaban doonaan howlaheeniii caadiga ahaa ee baarlamaanka io in aa ka doodno sharuucda na hortalaa, xildhibaannada waxaa leeyahay aan ilaalino midnimada io wada shaqeynta baarlamaanka mooshinkiina halkaa ayuu ku buray ” ayuu yiri guddoumiye Jawaari.
Wuxuu Sheegay in Arintan Ay Tusineyso Dimuquraadiyada Dalka ka Jirta, Isaga Oo Sheegay in Xildhibaannada Mooshinka Keenay in Aye Maree Daariqi Saxda ah Oo Sida Ua Hadalka und Dhigay Uuna Ku amaanayo.
Wax xumaan ah ma jirto, arintan waxaa ay na tusineysaa Dimuquraadiyada dalka ka jirta, marka xildhibaannadii mooshinka keenay iyo kuwii kale ee ayiday intaba waa ay ku amaanan yihiin, madaama ayegsadeen Agabkii loo baahnaa ayuu yiri ” Prof Jawaari.
Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka ayuu uga mahad celiyay waajibaadka ay ka guteen mooshinka laga keenay, kaddib markii fadhi ay maanta ku yesheen Muqdisho ka sareen goaaanka ah in uu dhinaca sharciga ku buray mooshinkaas.
SomaliSwissĀ Ā Ā Ā Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.