Danjiraha Midowga Africa ee Soomaaliya oo ugu Baaqay maamul goboleedyada Soomaaliya in ay kordhiyaan Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayaa maamul goboleedyada Soomaaliya ugu Baaqay in ay kordhiyaan Dagaalka ka dan ka ah Al-shabaab.

MR. Madeira, Hadalkaan Sheegay maru uu kulan la qaatay Madaxweeynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare oo ay ka wada hadleen Qorshaha xasilinta iyo Amni ku waareejinta ciidamada Soomaaliya.

Waxaan ka wada hadalnay faahfahinadda kala guurka waxanaana isla aragnay in kala guurku uu adkeeyn u bahanyahay iyo muhiimadda ay leedahay in wadooyinka muhiimka ah ay furan ciidamadda amisom iyo kuwa soomaaliya ayaa lagu yiri waru soo saaray faransico madera.

Madya Ayaa Sheegay in Maamul Goboleedadda Dalka Looga Baahanyahay in Aa Kaalin Libaax Ka Qaatan Dagaalka Lagu Jiro Al-Shabaab, Wuxuuna Xusay in Ay Maamuladdua und Masuuliyad Iska Saaraan Sidii Ay Goboladooda Al-Shabaab Uga Xoreeyn Lahaayeen.

Maxamed Kabdi Waare Iyo Madera Ayaa Isla Soo Hadal Qaaday Qasarihii Ciidamada AMSIOM Ka Soo Gaaaray Weerarkii Dhawaan Al-Shabaab AY Ku Qaadeen Cidamada Dalka Burundi Ka Socadd Oo Ku Sugna Shabeelaha Dhexe.

SomaliSwiss           Jowhar

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: