Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta leh kulan deg deg ah.

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda olole xoog leh oo ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari und sterben Mooshin ka gudbiyeen tio ka badan 100 xildhibaan, ayaa dhinaca kale saacadaha soo soccdala la filayaa in kulan deg deg aq ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa guddiyada joogtada ah ee baarlamaanka.

Kulanka Guddiga Joogtada Ayaa la Sheegay im Looga Hadli Doono Sida Laga Yeelayo Mooshinka Laga Keenay Jawaari, Waxaana Guddiga ka Arrinsan Doonaa in Mooshinka Loo Gudbayo Baarlamaanka im Grünkohl, Iyadoo und Baahan Tahay in Marka Hore Uu Isku Raaco.

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in Ukulama gooni gooni ah la leeyahay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesooow oo ka mid ah mudanayaasha mooshinka saxiixay ayaa ku eedeeyay guddoomiye Jawaari uu golaha baarlamaanka Soomaliya uu dhigye sida uu hadalka u yiri ” Madal uu isaga gaar u leeyahay ” sidaa draaded xildhibaannadu goaan ku gaareen in ay kalsoonida kala noqdaan .

Mooshinkan laga keenay guddoumiye Jawaari oo ah Mid aan horeyba loo shaacin, ayaa imanaya xili dhinaca kale dowladda Soomaliya ku howlan tahay xiisada ka dhalatay arinta heshiskii dekedda Berbera.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: